
Madaxweyne Deni oo diiday casuumaadda Villa Somalia
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka horyimid ka qeyb galka Shirkada Madasha Wada-tashiga Qaran oo lagu wada in 1-da bisha May uu ka furmo Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni ayaa diiday in uu aqbalo casuumaddan shirkan oo …